Garowe: Dhalinyaro aroos ka soo laabatay oo shil lama filaan ah ku geeriyootay

Afar qof oo saddex ka mid ah dumar yihiin ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay saqdii dhexe ka dhacay duleedka bari ee magaalada Garowe. Waxaa sidoo kale shilkan ku dhaawacmay taliye ku-xigeenkii qeybta booliiska gobolka Nugaal, Cismaan Maxamuud Buraale, kaasoo isbitaalka Garowe lagu daweynayo. Taliyaha ciidanka nabadgelyada waddooyinka ee gobolka Nugaal, Col. Ismaaciil Xirsi … Continue reading Garowe: Dhalinyaro aroos ka soo laabatay oo shil lama filaan ah ku geeriyootay